Booliska Muqdisho oo soo qabtay nin dil & dhaawac u geystay labo arday (Sawirro)

Ciidanka Booliiska Muqdisho ayaa sheegay iney qabteen nin ku eedaysan dil iyo dhaawac loo gaystay 2 arday oo ka dhacay degmada Waaberi. “Eedeysanaha ayaa hada ku jira gacanta Ciidanka Booliiska, waxaana socda baaritaan” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Booliska. Laguma sheegin qoraalka magaca wiilkan iyo faahfaahin la xiriirta sida uu u … Continue reading Booliska Muqdisho oo soo qabtay nin dil & dhaawac u geystay labo arday (Sawirro)